Nin isaga oo maqane ah xukun dil ah lagu riday oo soo hadlay Cadaaladna dalbaday

Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa xukun dil ah ku riday shan nin oo lagu eedeeyay in ay katirsan yihiin Al Shabaab ayna geesteen dilal iyo qaraxyo, waxaana shantaasi la xukumay ku jiray nin maqane ahaa. Cabdiraxmaan Shirwac Aw-Saciid oo ku magac dheer (Laahoor) ayaa isaga oo maqan maxkamada ku riday xukun dil ah, waxaana ninkan lagu … Continue reading Nin isaga oo maqane ah xukun dil ah lagu riday oo soo hadlay Cadaaladna dalbaday